Offrir maintenant
Ou planifier dans votre panier
Disponible dans votre compte client Decitre ou Furet du Nord dès validation de votre commande. Le format ePub est :
  • Compatible avec une lecture sur My Vivlio (smartphone, tablette, ordinateur)
  • Compatible avec une lecture sur liseuses Vivlio
  • Pour les liseuses autres que Vivlio, vous devez utiliser le logiciel Adobe Digital Edition. Non compatible avec la lecture sur les liseuses Kindle, Remarkable et Sony
Logo Vivlio, qui est-ce ?

Notre partenaire de plateforme de lecture numérique où vous retrouverez l'ensemble de vos ebooks gratuitement

Pour en savoir plus sur nos ebooks, consultez notre aide en ligne ici
C'est si simple ! Lisez votre ebook avec l'app Vivlio sur votre tablette, mobile ou ordinateur :
Google PlayApp Store
  • FormatePub
  • ISBN8227035479
  • EAN9798227035479
  • Date de parution16/09/2024
  • Protection num.pas de protection
  • Infos supplémentairesepub
  • ÉditeurBig Dog Books, LLC

Résumé

Qiimaynta Buugga Buugga "RAGAAD", Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaalida Khataraha Badan Kuhaya. Wuxuu Buuggu Falaqayn iyo Faaqidaada Qodo Dheer Kusamaynayaa , Dhibaatooyinka Wadaaga ah, Ee Bulshadu Usimantahay. Waxaana Soocay Todobaatan iyo Shan (75) Dhibaato, Oon Kasoo Xulay Boqolaalka Dhibaato , Ee Bulshadeena Soomaalida , Qayr-kood Kareebay.  Iyada oon Ukala qaaday Shan Qaybood/Cutub, Oo midkiiba Ay, Hoostagayaan Daraasiin Mushkilado Ah , oo ku heedaman Bulshadeena. Waxayna Kalayihiin, Shanta qaybood/Cutub:- Dhibaatooyinka Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Horumar la'aanta, Siyaasada, Saxaafada iyo Xadaarada Tiknoolajiyada, iyo Dhibaatooyinka Dabiiciga ah.
Waxaan isku Dayay innaan dhibaato walba Sharaxaad Yar kabixiyo, Sababta keenta, Saamaynta Taban ee Bulshada Uleedahay iyo Xalka Looga Bixikaro. Mudada Aan Qoraalka Buugga Ku Gudajiray Waxaan Adeegsaday, Erayada iyo Lahjada aan Isleeyahay Bulshada Soomaalidu Meelkasta oo ay Joogto, Wayfahmikartaa . Sidookale Waxaan Meelaha Qaarkood Isticmaalay, Xiggasho Sugaan, Odhaaho iyo Gabayo Aytiriyeen, Abwaano Hore , oo Soomaaliyeed iyo Kuwo Aan anigu shaqsiyan Alifay, Si'aan Fahanka Akhristaha Ugaadhsiiyo, Meeqaamka Aan Higsanayo, ee ah, Fahanka Guud.
Ugu Danbayn Waxaan Bulshada Soomaalida Ku Boorinayaa Innay Akhriyaan, Buuggan, Cilmiga iyo Khibradaha Ku Xardhana, Wixii Ka'anfaca Kadhaansadaan. Mahadsanidiin. Wabilaahi Tawfiiq.