SOLDES
Jusqu'à -70% sur une sélection d'articles*
Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida
Par :Formats :
Disponible dans votre compte client Decitre ou Furet du Nord dès validation de votre commande. Le format ePub est :
- Compatible avec une lecture sur My Vivlio (smartphone, tablette, ordinateur)
- Compatible avec une lecture sur liseuses Vivlio
- Pour les liseuses autres que Vivlio, vous devez utiliser le logiciel Adobe Digital Edition. Non compatible avec la lecture sur les liseuses Kindle, Remarkable et Sony
, qui est-ce ?Notre partenaire de plateforme de lecture numérique où vous retrouverez l'ensemble de vos ebooks gratuitement
Pour en savoir plus sur nos ebooks, consultez notre aide en ligne ici
- FormatePub
- ISBN978-1-63489-414-2
- EAN9781634894142
- Date de parution18/12/2020
- Protection num.pas de protection
- Infos supplémentairesepub
- ÉditeurCapsule
Résumé
Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaad la'aan. Kala duwanaanshaha u dhaxeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub oo ay ku korinayaan carruurtooda ayaa u muuqan kara mid adag in laga gudbo. Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirigelinayaa xiriir caafimaad oo ka dhexeeyo waalidka iyo ilmaha isagoo aan isticmaalaynin xeeladaha waxtarka leh keli ah, bal diiradda saaraya jaceylka iyo xanaanada aabaha iyo hooyada ay u qabaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leedahay waxbarashada hore iyo cayaarta, maalgelinta waalidka, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheelitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada.
Ruqiya Cabdi waxey waalid kasta ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa iyadoo tixgelineyso dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaab dhismeedka bulsho ee jira. Ilmakorinta Habboon wuxuu waalidiinta tusinayaa caawimaad inta ay usii gudbayaan wadan iyo dhaqan cusub, wuxuuna si quman u buuxinayaa daldaloolada jira isla markaana dhisayaa xiriirka u dhexeeya waalidka iyo ilmaha.