English Somali Bilingual children's book. Perfect for kids learning English or Somali as their second language. What is friendship? Join three good friends as they discover what real friendship means. They start a race, but decide to finish it together, helping a friend who got in trouble. This book will teach children positive friendship skills like sharing, supporting, and helping each other. Waa maxay saaxiibtinimadu? Ku biir saddex saaxiib oo wanaagsan iyagoo ogaanaya macnaha dhabta ah ee saaxiibtinimada.
Waxay bilaabaan tartan, balse waxay go'aansadaan inay wada dhammeeyaan, iyagoo caawinaya saaxiibkood oo dhibaato la kulmay. Buuggan wuxuu carruurta barayaa xirfado wanaagsan sida wax wadaagga, is garab istaagga iyo is caawinta.